Jaamacadda Benaadir oo deeq Waxbarasho siisay Macalimiinta dugsiyada Muqdisho qaarkood

Jaamacadda Benaadir ayaa sanadkii labaad deeq Waxbarasho u fidisay boqol Macalin oo ka tirsan Macalimiinta wax ka dhiga dugsiyada aasaasiga ah ee ku yaalla Magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda. Munaasabad lagu daah-furayey deeqdan Waxbarasho ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho taasoo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan Jaamacada Benaadir, Wakiilo iyo madax ka kala socotay … Continue reading Jaamacadda Benaadir oo deeq Waxbarasho siisay Macalimiinta dugsiyada Muqdisho qaarkood